Back to Projects
Dhiigkaal

Dhiigkaal

Completed

DhiigKaal is a digital blood donation platform that connects people who need blood with willing blood donors, making it easier to find and access the right blood type when needed. somali: DhiigKaal waa madal casri ah oo isku xirta dadka dhiigga u baahan iyo deeq-bixiyeyaasha dhiigga, si loo fududeeyo helitaanka dhiig ku habboon waqtiga loo baahan yahay. Dhiigkaal waa badbaadinta naf kasta oo u dhiman karta dhiig la,aan

0 votes
Donate

About This Project

DhiigKaal provides a simple and accessible platform for registering blood donors, finding available donors, and connecting them with individuals or healthcare facilities in need of blood. Somali: DhiigKaal waa madal dijitaal ah oo dadka dhiigga u baahan ku xirta deeq-bixiyeyaasha dhiigga. Waxay fududaynaysaa in si degdeg ah loo helo dhiig ku habboon, loona isku xiro dadka diyaar u ah inay dhiig bixiyaan iyo kuwa u baahan. Ujeeddadu waa in la yareeyo waqtiga lagu raadinayo dhiigga, lana badbaadiyo nolosha dadka u baahan dhiigga degdegga ah

The Problem

Many patients struggle to find suitable blood donors, especially during emergencies. The lack of an organized and accessible donor network can cause delays in receiving life-saving blood. Somali: Bulshada waxaa ka jira caqabado la xiriira helitaanka dhiigga waqtiga degdegga ah, xog laโ€™aanta deeq-bixiyeyaasha ku habboon, iyo isku xirnaan laโ€™aanta dadka dhiigga u baahan iyo kuwa diyaar u ah inay dhiig bixiyaan.

Proposed Solution

DhiigKaal creates a centralized digital network where blood donors can register and people in need can quickly search for and connect with potential donors based on blood type and location. somali: DhiigKaal waxay bixisaa hal madal oo lagu diiwaangeliyo deeq-bixiyeyaasha, lagu raadiyo dhiig loo baahan yahay, laguna fududeeyo xiriirka u dhexeeya deeq-bixiyaha iyo qofka/ xarunta caafimaad ee u baahan dhiigga.

Expected Outcome

Reduce the time needed to find blood donors. Increase voluntary blood donation. Improve access to blood during emergencies. Build a reliable network of blood donors. Help save lives and strengthen blood donation services in Somaliland, Somalia, somali state of ethiopia and other somali teritories Somali: In la yareeyo waqtiga lagu raadinayo dhiigga. In la kordhiyo tirada dadka dhiigga bixiya. In bukaannadu helaan dhiig waqtigii loogu baahnaa. In la dhiso shabakad dhiig-bixiyeyaal oo si fudud loo heli karo. In laga qayb qaato badbaadinta nolosha iyo hagaajinta adeegyada dhiig-bixinta wadamada somaliland, Soomaaliya, kilalka shanaad iyo deganada kale ee somalidu degto iwm.